Qeexid

"Surta inteeda cillanka ukunta u eg."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gows oo kali ah:
  • Gowsuhu waxay ka soo baxaan ciridka ku dhex yaala afka.
  • “Waan gartay,” ayay tiri Hooyo Filsan, “ogowse Ugaaso, dowladnimo intaan laysla gaarin waxa taa ka horaysa in shaqsigu uu khaliif noqdo, sidii aabaheen Nebi Aadanba uu Alle ugu doortay inuu khaliif dhulka ka noqdo.