Qeexid
"Arrin aan la jeclayn, ka hadalkeed, iska ilaalin, ka aammusid."
Qeexid Xigta
Ka g.: qof diiddan ahaansho.
[-stay, -satay]
gows-hays tay
gows-hays atay
f.mg3"Arrin aan la jeclayn, ka hadalkeed, iska ilaalin, ka aammusid."
Ka g.: qof diiddan ahaansho.
Wadaag:
(f.g) Wax ku dhegid.
(f.g) Wax gacan ku hayn.
(f.mg) U h.: wax, wax u malayn. “Cali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahay”. 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho. 5. (f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid. 6. (f.mg) La h.: cid xiriir fiican la yeelasho. 7. (f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Is g.: cid si gobolaysi ah u raacid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Timo halab ah samaysasho.
Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-so, m.l) (c.nafl.) Ilkaha qofka, iligga 6aad, 7aad iyo 8aad oo dhinac walba ee saamanka waxaa la yiraahda gows.
m.dh
Wadaag:
Gows inta debca wax yar kor u soo baxa oo dabadeed wax lala calalin waayo: takhtar yaqaan oo baxsha haddaan loo helin xooluhu waa ku dhibtoodaan.
m.dh
Wadaag: