Qeexid
"(-so, m.l) (c.nafl.) Ilkaha qofka, iligga 6aad, 7aad iyo 8aad oo dhinac walba ee saamanka waxaa la yiraahda gows."
"(-so, m.l) (c.nafl.) Ilkaha qofka, iligga 6aad, 7aad iyo 8aad oo dhinac walba ee saamanka waxaa la yiraahda gows."
Wadaag:
Dabayl qabow oo soo dhacda galabnimada iyo habeennimada xilliga xagaaga.
m.l
Wadaag:
Gows inta debca wax yar kor u soo baxa oo dabadeed wax lala calalin waayo: takhtar yaqaan oo baxsha haddaan loo helin xooluhu waa ku dhibtoodaan.
m.dh
Wadaag:
Arrin aan la jeclayn, ka hadalkeed, iska ilaalin, ka aammusid.
Ka g.: qof diiddan ahaansho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Geed-nagaar yar oo laba bariyood leh (lax iyo wan) oo la cuno.
m.dh
Wadaag: