Qeexid
"Nooc caws yar ka mid ah. ld guxud."
"Nooc caws yar ka mid ah. ld guxud."
Wadaag:
Halaq midab guduud xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow.
Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.
m.l
Wadaag:
Cudur ariga qoobabka ka gala oo marka arigu meel dhiiqo ah ama qoyan maro labada qoob dhexdoodu dillaacyo raafdillaac. ld gommod1.
m.l
Wadaag: