Qeexid
"eeg gubo. ld gubad (3)."
"eeg gubo. ld gubad (3)."
Wadaag:
(kiim.) Falgal kimikaad ee walaxi si dhakhso ah ula falgasho ogsijiin, maxsuulkuna noqdo kul iyo ileys. Falgallada noocaani, badanaaba waa silsiladda falgallada xidiidshaha xorta ah.
m.dh
Wadaag:
(-lal gubasho, m.l) (kiim.) Tamarta la sii daayo marka hal mool oo walax ahi ay si dhammeystiran u ogsidhowdo.
m.l
Wadaag:
ld gubato. Dhul dab geedihii sare ka dhammeeyey.
Dab.
ld gubasho.
m.l
Wadaag:
Cudur lo'da ku dhaca oo haragga ka guba.
ld gubad (1).
m.dh
Wadaag:
Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda cas.
m.dh.u
Wadaag:
Budo madow oo dhiilaha ama haamaha la culay marka la catireeyo ka soo daata.
m.dh
Wadaag: