Qeexid
"Cudur lo'da ku dhaca oo haragga ka guba."
Qeexid Xigta
ld gubad (1).
"Cudur lo'da ku dhaca oo haragga ka guba."
ld gubad (1).
Wadaag:
ld gubato. Dhul dab geedihii sare ka dhammeeyey.
Dab.
ld gubasho.
m.l
Wadaag:
Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda cas.
m.dh.u
Wadaag:
Budo madow oo dhiilaha ama haamaha la culay marka la catireeyo ka soo daata.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Naag aan sarriig lahayn oo martidu ku soo dhiirran aqalkeeda.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Falgal kimikaad ee walaxi si dhakhso ah ula falgasho ogsijiin, maxsuulkuna noqdo kul iyo ileys. Falgallada noocaani, badanaaba waa silsiladda falgallada xidiidshaha xorta ah.
m.dh
Wadaag:
Dab ku waxyeelloobid.
Kulayl dareemid.
Ka g.: waxyeello cid loo geestay ka xanaaqid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Qaybaha ciidamadu u qaybsanyihiin mid ka mid ah oo gaasna ka yar, ururna ka badan.
Dad badan oo wadajira.
m.dh.u
Wadaag:
Cunto yar oo weelka lagu karinayo salkiisa ku dhegta; gubnood.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho.
(f.mg) Maro sabarka ku xirasho.
(f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.
f.g
-taday, -tatay
Wadaag: