Qeexid
"Geed saar dhirta daawada leh ka mid ah oo dhirta kale isku mara, lehna xaad iyo xajiin aad u daran. ld gubtaanyo."
"Geed saar dhirta daawada leh ka mid ah oo dhirta kale isku mara, lehna xaad iyo xajiin aad u daran. ld gubtaanyo."
Wadaag:
Cudur sinta dadka ku dhaca oo labada lugood lala gaabiya. ld geestaan1.
m.dh
Wadaag:
Geedka diirta marka uu laba dhegood dhaafo oo laanna uusan weli yeelan. ld gureeyo.
m.l
Wadaag: