Qeexid
"Nooc cawska ka mid ah oo leh fiid xanaf leh oo laga dhigto kashkaash, weelashana lagu deebiyo. ld gubaangub."
"Nooc cawska ka mid ah oo leh fiid xanaf leh oo laga dhigto kashkaash, weelashana lagu deebiyo. ld gubaangub."
Wadaag:
Cunto yar oo weelka lagu karinayo salkiisa ku dhegta; gubnood.
m.l
Wadaag:
Oraho ama falal cid sameyso oo keeni kara iska hor imaad.
m.l
Wadaag:
Dab ku waxyeelloobid.
Kulayl dareemid.
Ka g.: waxyeello cid loo geestay ka xanaaqid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag: