Qeexid
"Duub yar oo caw, argeeg, qabo iwm oo weelasha la tolayo meerisyada kor iyo hoos laga mariyo."
Qeexid Kale
Cad dun ah.
Qeexid Xigta
Gas yar oo ku hara weelasha la tolo oo laga jaro inta aan la xoolayn.
"Duub yar oo caw, argeeg, qabo iwm oo weelasha la tolayo meerisyada kor iyo hoos laga mariyo."
Cad dun ah.
Gas yar oo ku hara weelasha la tolo oo laga jaro inta aan la xoolayn.
Wadaag:
Dad tol yari lagu liido.
Dadweyne; tol.
Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
m.dh
Wadaag:
Libaax lab oo aad u weyn.
G. ah: nafley aad u dhogor leh.
m.l
Wadaag: