Qeexid

"eeg gudo2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudasho oo kali ah:
  • Afar xubnood oo ka tirsanaa Golaha Wasiirrada ayaa dhawaan waxay ku dhawaaqeen inay xilalkooda uga tageen howlgudasho la'aanta xukuumadda, waxaana iska fogeeyeen inuu ka dambeeyo Iscasilaaddaas Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
  • Mudanayaal badan oo dibadaha ku noolaa ayaa dib ugu laabtay Muqdisho si ay uga qaybqaataan fadhiyada baarlamaanka, kadib markii 10-mudane looga eryay baarlamaanka howl gudasho la'aan uu ku eedeeyay gudoonka sare.