Qeexid

"Qof tartan ama imtixaan ku guuleystay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudbe oo kali ah:
  • Oo socdey Mudo 2 lababilood ah.waxaana u soo gudbey Main course ka, 54 ardey oo kala ah 36 wiilal ah iyo 18 hablood.
  • Goobjoogayaal ku sugan halka uu qaraxu ka dhacay, ayaa u sheegay GO in qaraxu uu dhacay markii ciidamadii AMISOM ay goobta ka gudbeen, iyagoo sheegay in miinada lagu aasay goob ay dad barakacayaal soo dageen dhawaan.