Qeexid
"eeg gudbi. ld gudbis (3)."
"eeg gudbi. ld gudbis (3)."
Wadaag:
/lg2 G./u g.: wax, wax kale dhaafin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Meydhaan.
Nooc legdinta ka mid ah oo qofka xagga dambe la isu dhaafiyo.
ld gudbin.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl) Noole, sida badan cayayaan oo ka qaada deriskunoole qof oo u gudbiya qof kale sidaas darteed ay cudur u keenaan. Sida kaneecadu u tahay gudbiyaha duumada, filaariyasiga iyo qandho dillaanta.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (kiim.) Walax astaanteeda gudbineed ay u dhexeysa tan gudbiye (bir) iyo tan ma-gudbiye (caag). Marka loo eego gudbiyeyaasha, caabbiga in gudbiye waxa uu la sii yaraadaa korodhka heerkulka. In-gudbiyeyaasha waxa ka mid ah adkeyaasha wiriqlaha ah sida jeermaniyam iyo silikon.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Isbedelka kiimikaad ee ka dhasha saldanab danabeed oo la dhexmariyey hoorar gudbiye ah (gudbiye-milmeyaal).
m.l
Wadaag:
(fiis.) Mootinta kulka ee walax gudaheeda, isaga oo kulku ka tegayo meesha heerkulkeedu sarreeyo, una gudbaya meesha heerkulkeedu hooseeyo. Neefaha iyo badanka hoorarka, gudbinta kulka waxa dhaliya is-hirdiga atamyada iyo molikiyuulada tamar socodkoodu kala duwanyahay.
m.dh
Wadaag:
(baay.) Socodka walxahu ay kaga gudbiyaan xuubabka unugyo nool, inta badan wuxuu ka soo horjeedaa ribnaanta tiro: waa dariiqad u baahan tamar dheefsasho.
m.l
Wadaag:
(nax.) G. ah: fal wax qabadkii u tallaabo wax kale ama yeele iyo layeele u baahan. Tus. “Cali baa aqalkii dhisay”.
m.l.kh
Wadaag:
Wax babac u yaal ahaansho.
Ku g.: wax, wax kale ku aaddan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta.
Naag madax adag.
m.dh
Wadaag:
Wax habboon ahaansho.
Wax wax kale la siman ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Webi, war, haro iwm labadooda dhan isaga gudbin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: