Qeexid
"(fiis.) Rogaalka caabbitaanka (lammaanaha caabbiga P) ee walax. Waxa lagu cabbiraa saymen (S) halkii oom (S/omega). Gudbin danabeed (mdh.): maritaanka saldanab dhexmaro walax (gudbiye), marka ay badad danab saamayso walaxdaasi."
"(fiis.) Rogaalka caabbitaanka (lammaanaha caabbiga P) ee walax. Waxa lagu cabbiraa saymen (S) halkii oom (S/omega). Gudbin danabeed (mdh.): maritaanka saldanab dhexmaro walax (gudbiye), marka ay badad danab saamayso walaxdaasi."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Summad E. Itaalka badada danabka ee bar, waa xoogga saaran halkii saldanab togane ah oo yaalla bar ka mid badada danabka. Xoogga, F, ee ku abbaaran saldanabka, Q, waxa lagu helaa F = QE, markaas E = F/Q halbeegga itaalka danabku waa (N/C).
m.l
Wadaag:
(fiis.) Cabbirka kartida ay walaxi ku gudbiso kul.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Awoodda danabee qalab koronto waa xaddiga tamarta ee kugeddisantahay hal halbeeg oo ammin ah. Awood danab waxa lagu cabbiraa Waat,summadduna waa P. Tamar danab QV ItVVI Ammin t t Awoodda danab ee Waat ahwaxa lagu helaa taranta keyd faraqa V iyoqulqulka danabka ee Ambiiyeer (A).
m.dh
Wadaag:
/lg2 G./u g.: wax, wax kale dhaafin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Meydhaan.
Nooc legdinta ka mid ah oo qofka xagga dambe la isu dhaafiyo.
ld gudbin.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl) Noole, sida badan cayayaan oo ka qaada deriskunoole qof oo u gudbiya qof kale sidaas darteed ay cudur u keenaan. Sida kaneecadu u tahay gudbiyaha duumada, filaariyasiga iyo qandho dillaanta.
m.l
Wadaag:
(nax.) G. ah: fal wax qabadkii u tallaabo wax kale ama yeele iyo layeele u baahan. Tus. “Cali baa aqalkii dhisay”.
m.l.kh
Wadaag:
Wax babac u yaal ahaansho.
Ku g.: wax, wax kale ku aaddan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax habboon ahaansho.
Wax wax kale la siman ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta.
Naag madax adag.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Isbedelka kiimikaad ee ka dhasha saldanab danabeed oo la dhexmariyey hoorar gudbiye ah (gudbiye-milmeyaal).
m.l
Wadaag:
(baay.) Socodka walxahu ay kaga gudbiyaan xuubabka unugyo nool, inta badan wuxuu ka soo horjeedaa ribnaanta tiro: waa dariiqad u baahan tamar dheefsasho.
m.l
Wadaag: