Qeexid
"Guddoon ridid."
[-iyay, -isay]
guddoom yay
guddoom say
f.g2"Guddoon ridid."
Wadaag:
(-yayaal, m.l) Nin madax u ah guddi. ld guddoonshe.
m.l
Wadaag:
Arrin go'aan ka qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaajo doodi ka taagantahay.
Dad loo xilsaaray inay socodsiiyaan maamul dawladeed, shirkadeed iwm.
m.l
Wadaag: