Qeexid

"ld guddoonsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guddoonsi oo kali ah:
  • Sidaana waxa sheegay maamulaha dugsiga sare ee New Camuud Mr Maxamuud Daahir Coofle oo hadal ka jeediyay munaasabaddii ay shahaado sharafta ku guddoonsiiyeen guddoonka waxbarashada.
  • C/risaaq Hiiraad oo isagana goobta ka hadlay ayaa sheegay guusha ay ardaydani ay gaaren, isagoo halkaas ardayda abaalmarino ku guddoonsiiyey.