Qeexid

"eeg guddoonsii."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guddoonsiin oo kali ah:
  • . Gudaha: Abaal-marinta waxaa la guddoonsiinayaa qof Soomaaliya ku sugan, oo dadaalkiisu uu qeyb weyn ka qaatay wanaajinta xaaladda Soomaalida.
  • Inta ay socotay xiritaanka xafladan waxaa barbar socotay abaalmarino la guddoonsiinay kooxda oradaadka, iyo shaqsiyaad ka qaybqaadanayay hirgalinta koobka Nabadda ee xaafadaha magaaladda.