Qeexid

"Roob habeen da'a oo dhaqso dhul weyn maaruqa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudgude oo kali ah:
  • Gu’goo da’ay oo gadooday Gudgude soo gallab caraabay Markay galawgiyo jugleydu Ka yuusaan gelida kaynta Miyaan garashadu dhigaynin Dasada gibilada ku giiji?
  • Arrintan waxa uu maansayahanku si durugsan ugu iftiiminayaa tixdiisa Sirta Nolosha (1986) iyo maansooyinkiisa tub-beegsiga cusub oo ah suugaantiisa intii ka dambaysey Gabaygii Gudgude ee 1990kii.