Qeexid

"ld godin (1)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudin oo kali ah:
  • Sareedaddu may guddeene Barbaartuna may go’deene Badweyn iskuma gureene Xil baan gubin kaad u dhiibtay Xal muu garan aayatiinle Xaq muu gudin aad sugaysay Halkaad u golleyd ma geynin Hayaankiyo geedigaaga Guubaabana wuu ka seexday Inuu galab nool tibaaxo.
  • Geed ayaa beri ku garramay “Gudineey ima goyseen haddaan badhkay kugu jirin.”