Qeexid
Waddo yar.
Qeexid Xigta
ld gudid.
Waddo yar.
ld gudid.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Cid buuryo ka goyn.
Qeexid Xigta: (f.g) Deyn bixin.
Qeexid Kale: (f.mg) Habeen socosho. 4. (f.mg) Ku g.: haweenay daba gurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld godin (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -dday, -datay
Qeexid: Waajib oofin.
Qeexid Xigta: Wax cid lagu lahaa ama laga tirsanayey ka goosasho.
Qeexid Kale: Caruur buuryo ka goyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.fk
Qeexid: Wax mug leh dhexdiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof tartan ama imtixaan ku guuleystay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: (nax.) G. ah: fal wax qabadkii u tallaabo wax kale ama yeele iyo layeele u baahan. Tus. “Cali baa aqalkii dhisay”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -maday, -matay
Qeexid: Cid gargaar degdeg ah u fidin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: /lg2 G./u g.: wax, wax kale dhaafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) In cunto ah oo hal mar ilkaha lagu goosto. ld rudhmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Saarashada dibi ama faras saarto, sac deggan ama geenyo beydalan.
Qeexid Xigta: ld kudid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -maday, -matay
Qeexid: Tiro, xisaab iwm khaldamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la guday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaajo doodi ka taagantahay.
Qeexid Xigta: Dad loo xilsaaray inay socodsiiyaan maamul dawladeed, shirkadeed iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gudaal, gudmo (2), gudniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld godin (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xaflad la sameeyo marka carruurta la gudayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hab cayaarta waalada loo dheelo oo laba qof si isweydaar ah gacmaha isu dhaafsadaan.
Qeexid Xigta: Babac.
Qeexid Kale: ld gudbid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.g) Wax dhaafid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku g.: wax dhexdooda wax kale ku goyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hilib jiir ah oo adag.
Qeexid Xigta: ld guduri. Nooc gorgorka ka mid ah oo leh qoor diiran iyo midab madow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]