Qeexid
"(fiis.) Marka fallaadh ilays kaga dhacdo dusha dhextaal cufnaan obtikaad yar, xagal abbaar ka weyn xagal qirinqiirka, halkii ay uga gudbi lahayd dhextaalka cufnaanta yar ayay dib ugu soo noqotaa dhextaalka cufnaanta badan."
"(fiis.) Marka fallaadh ilays kaga dhacdo dusha dhextaal cufnaan obtikaad yar, xagal abbaar ka weyn xagal qirinqiirka, halkii ay uga gudbi lahayd dhextaalka cufnaanta yar ayay dib ugu soo noqotaa dhextaalka cufnaanta badan."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Dib ugu laabashada wax meeshii ay ka yimaadeen dib ugu laabto.
ld noqosho.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Caano cabbid.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
(-antay)
Wadaag:
Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Wax mug leh dhexdiisa.
m.l.fk
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
fk (Falkaab) — Falkaab (adverb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Waajib oofin.
Wax cid lagu lahaa ama laga tirsanayey ka goosasho.
Caruur buuryo ka goyn.
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Dhinac, gees.
Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(baay.) Unugga dhexdiisa, tusaale ahaan: waxqabadka insaymada badankoodu waxay ka dhacaan unugyada dhexdooda.
m.l.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Xaflad la sameeyo marka carruurta la gudayo.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Habeen gudihiis.
Guure; socod habeen.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: