Qeexid
"Wax mug leh dhexdiisa."
"Wax mug leh dhexdiisa."
Wadaag:
Waajib oofin.
Wax cid lagu lahaa ama laga tirsanayey ka goosasho.
Caruur buuryo ka goyn.
f.g3
-dday, -datay
Wadaag:
(f.g) Cid buuryo ka goyn.
(f.g) Deyn bixin.
(f.mg) Habeen socosho. 4. (f.mg) Ku g.: haweenay daba gurid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.
m.dh
Wadaag:
Wax midab guduudan yeeshay noqosho.
f.mg3
-uutay, -uudatay
Wadaag:
Meel godan oo gaadiid raran dushiisa laga sameeyo oo la saaro carruur, maqal iwm.
Rako.
m.dh
Wadaag:
Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan.
Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso.
Daliig yar oo daruur ah.
m.dh
Wadaag:
/lg2 G./u g.: wax, wax kale dhaafin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaajo doodi ka taagantahay.
Dad loo xilsaaray inay socodsiiyaan maamul dawladeed, shirkadeed iwm.
m.l
Wadaag:
(baay.) Unugga dhexdiisa, tusaale ahaan: waxqabadka insaymada badankoodu waxay ka dhacaan unugyada dhexdooda.
m.l.u
Wadaag:
Hilib jiir ah oo adag.
ld guduri. Nooc gorgorka ka mid ah oo leh qoor diiran iyo midab madow.
m.l
Wadaag:
Meydhaan.
Nooc legdinta ka mid ah oo qofka xagga dambe la isu dhaafiyo.
ld gudbin.
m.l
Wadaag: