Qeexid
"Midab dhiigga u eg."
"Midab dhiigga u eg."
Wadaag:
Midab, midab guduud ahi meela dhowra kaga jiro.
Waabberi.
m.l
Wadaag:
Wax midab guduud ah leh ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax midab guduudan yeeshay noqosho.
f.mg3
-uutay, -uudatay
Wadaag:
Nooc ka mid ah masaggada, yaryar oo cas cas. ld guduudshe.
m.l
Wadaag:
Bahal bisadda u eg kase weyn oo midab guduudan leh oo ariga cuna.
m.l
Wadaag:
Aan gaar ahayn.
Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal.
Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto. 4. Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cudur si aad ah la isu qaadsiiyo sida badan ku dhaca carruurta, waxaana keena baktiiriyada “streeptococcus”. Waxaana laga qaadaa qof qaba ama qof jeermigu jirkiisa ku jiro oo an bukin - waxaana la isugu gudbiya qufac ama caano jeermigu gaaray.
m.dh
Wadaag:
Hilib jiir ah oo adag.
ld guduri. Nooc gorgorka ka mid ah oo leh qoor diiran iyo midab madow.
m.l
Wadaag:
Midab lo'aad ah, bey guduud ku dhafanyahay. ld beycas.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax dhaafid.
(f.mg) Ku g.: wax dhexdooda wax kale ku goyn.
f.g
Wadaag: