Qeexid

"Wax midab guduud ah leh ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guduudan oo kali ah:
  • Diyaarad ciyaal ahayd oo Jabuuti u dhalatay, ayaa shalay ku kuftay badda guduudan, waxaana ku dhintay cir-maaxyadii diyaaradda iyo kaarayaashii soo kireeyay.
  • Waxaa xusid mudan in labadan koxood laba cayaaryahan oo ka mid ahi loo Taagay kaadhka Guduudan.