Qeexid
"Roob dabayl soo harbinayso."
Qeexid Xigta
Hirar waaweyn oo dabayli ku dheehantahay oo badda kacsani soo daacdo.
"Roob dabayl soo harbinayso."
Hirar waaweyn oo dabayli ku dheehantahay oo badda kacsani soo daacdo.
Wadaag:
(juqr.) Gobol cadaadis gibilkiisu hooseeyo, oo kala ah laba nooc. Nooc wuxuu gaar u yahay loolalka cimiladoodu ay tahay meel dhexaadka; nooca kalena waxaa loo yaqaanaa gufaacada kulaaleyda. Labada nooc waa isu egyihiin, sababtoo ah labaduba waxay uga dhac aan galoob-badhka woqooyi si lid saacad wareeg ah, galoob-badhka koonfureedna si saacad wareg ah.
m.dh
Wadaag:
Dixiri sanqada geela gudaheeda ka abuurmo neef xoog leh uga soo saarid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda.
Dhul godan oo aan dhir lahayn.
m.dh
Wadaag:
Meel daloosha guf ku cufaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Roob badan oo dabayl xooggani waddo.
m.l
Wadaag: