Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Roob badan oo dabayl xooggani waddo."
"(-layaal, m.l/dh) Roob badan oo dabayl xooggani waddo."
Wadaag:
Libaax lab oo aad u weyn.
G. ah: nafley aad u dhogor leh.
m.l
Wadaag:
Meel daloosha guf ku cufaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Roob dabayl soo harbinayso.
Hirar waaweyn oo dabayli ku dheehantahay oo badda kacsani soo daacdo.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Gobol cadaadis gibilkiisu hooseeyo, oo kala ah laba nooc. Nooc wuxuu gaar u yahay loolalka cimiladoodu ay tahay meel dhexaadka; nooca kalena waxaa loo yaqaanaa gufaacada kulaaleyda. Labada nooc waa isu egyihiin, sababtoo ah labaduba waxay uga dhac aan galoob-badhka woqooyi si lid saacad wareeg ah, galoob-badhka koonfureedna si saacad wareg ah.
m.dh
Wadaag:
Dixiri sanqada geela gudaheeda ka abuurmo neef xoog leh uga soo saarid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: