Qeexid
"Meel daloosha guf ku cufaysasho."
[-stay, -satay]
gufays tay
gufays atay
f.g3"Meel daloosha guf ku cufaysasho."
Wadaag:
Qalab wax lagugooyo, af u yeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Neef caano yar, caano ka raadsasho.
Candho maran caano ka raadsasho
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax, inuu garyahay qirid.
(f.mg) Garays xirasho.
(f.mg) Garraar xirasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Haraa xaabid (nafley).
(f.mg) Qolof yeelasho (nabar iwm).
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Wax kalsooni iyo iimaan ku qabid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Roob dabayl soo harbinayso.
Hirar waaweyn oo dabayli ku dheehantahay oo badda kacsani soo daacdo.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Gobol cadaadis gibilkiisu hooseeyo, oo kala ah laba nooc. Nooc wuxuu gaar u yahay loolalka cimiladoodu ay tahay meel dhexaadka; nooca kalena waxaa loo yaqaanaa gufaacada kulaaleyda. Labada nooc waa isu egyihiin, sababtoo ah labaduba waxay uga dhac aan galoob-badhka woqooyi si lid saacad wareeg ah, galoob-badhka koonfureedna si saacad wareg ah.
m.dh
Wadaag:
Dixiri sanqada geela gudaheeda ka abuurmo neef xoog leh uga soo saarid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Hanti yar oo la siiyo qaraabada ama waalidka gabar la aroosay.
m.dh
Wadaag:
Cad yar oo maro ah weelasha haruubkooda lagu cufeyo.
Hambo.
Maro.
m.l
Wadaag: