Qeexid
"eeg gufee. ld cufayn, cufays, gufeys (2)."
"eeg gufee. ld cufayn, cufays, gufeys (2)."
Wadaag:
Xakab yar oo ka dambeeya xakabka horyaalka ah.
ld gufeyn.
m.l
Wadaag:
Wax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan2.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-smay, -santay; -smid) Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan1.
f.mg1
Wadaag:
Hanti yar oo la siiyo qaraabada ama waalidka gabar la aroosay.
m.dh
Wadaag:
Cad yar oo maro ah weelasha haruubkooda lagu cufeyo.
Hambo.
Maro.
m.l
Wadaag:
Jirrid xabaalan oo geed la jaray ka hartay.
Sabuul gallay oo mirihii laga finjilay.
m.dh
Wadaag: