Qeexid
(-smay, -santay; -smid) Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan1.
(-smay, -santay; -smid) Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan1.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xakab yar oo ka dambeeya xakabka horyaalka ah.
Qeexid Xigta: ld gufeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld cufaysnaan, cufaysnaansho, gufeys naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld cufaysmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gufee. ld cufayn, cufays, gufeys (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la gabeeyey ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax aafohaleeshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Meel guf gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Ilmo yar wax niyadda laga dilay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax dhir udgoon lagu daray ahaansho (cunto).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax naafo noqday ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld gufeysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cad yar oo maro ah weelasha haruubkooda lagu cufeyo.
Qeexid Xigta: Hambo.
Qeexid Kale: Maro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hanti yar oo la siiyo qaraabada ama waalidka gabar la aroosay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]