Qeexid
"Cunto yar oo weelka lagu karinayo salkiisa ku dhegta; gubnood."
"Cunto yar oo weelka lagu karinayo salkiisa ku dhegta; gubnood."
Wadaag:
Nooc cawska ka mid ah oo leh fiid xanaf leh oo laga dhigto kashkaash, weelashana lagu deebiyo. ld gubaangub.
m.l
Wadaag:
Dab ku waxyeelloobid.
Kulayl dareemid.
Ka g.: waxyeello cid loo geestay ka xanaaqid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Neef dheddig oo tabsan abaahi waayid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
ld gubato. Dhul dab geedihii sare ka dhammeeyey.
Dab.
ld gubasho.
m.l
Wadaag:
Cudur lo'da ku dhaca oo haragga ka guba.
ld gubad (1).
m.dh
Wadaag: