Qeexid
Onkod. ld gugac1.
Onkod. ld gugac1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-gcay, -gucday; -gci) Onkod sameyn. ld gugac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cunto yar oo weelka lagu karinayo salkiisa ku dhegta; gubnood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Guunto; orgeysguur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Neef dheddig oo tabsan abaahi waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gcay, -gacday
Qeexid: ld guguc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xabbad; rasaas.
Qeexid Xigta: Salka, fuuqa barta fargaddu ku dhacdo. ld gumac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Orod gaaban. ld rucle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Duub yar oo caw, argeeg, qabo iwm oo weelasha la tolayo meerisyada kor iyo hoos laga mariyo.
Qeexid Xigta: Gas yar oo ku hara weelasha la tolo oo laga jaro inta aan la xoolayn.
Qeexid Kale: Cad dun ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld guguc1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg guguntoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Rogrogmadka isha guruxeeda.
Qeexid Xigta: Meel laabato ah; guho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: (-dyo, m.dh) G. ah: nafley socodka ku gaabisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg guguc2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Orod gaaban ordid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]