"Baxaalli; dabci."
Caro, xanaaq.
Wadaag:
Qof ka caraysiin.
Qof guubaabin.
f.g2
-iyay, -isay
eeg guhaadi. ld guhaadis.
m.f.dh
ld guhaadin.
m.l
Nabar kor ka biskooday oo hoos ka jirran.
(-dyo, m.dh) G. ah: nafley socodka ku gaabisa.
m.l.kh
(-dyo, m.dh) Cunto; gasiin.
(-dad, m.l) Baylah, goldaloolo.
m.dh
Foolxumo.
Laabad; goolad.
ld gubato. Dhul dab geedihii sare ka dhammeeyey.
Dab.
ld gubasho.
ld gurasho.