Qeexid
"Qof ka caraysiin."
Qeexid Xigta
Qof guubaabin.
[-iyay, -isay]
guhaad yay
guhaad say
f.g2"Qof ka caraysiin."
Qof guubaabin.
Wadaag:
Badar la tumay buunshe ka saarid.
Haad cayrin.
Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Si loo xambaaro, ilmo afartan beri jirey lugaha u kala bixin; bannaanbixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: