Qeexid
Foolxumo.
Qeexid Xigta
Laabad; goolad.
Foolxumo.
Laabad; goolad.
magac / noun
Dheddig / feminine
Qeexid: gu' m.l 1. Afarta nur oo sanadu u qeybsanto midkood: wuxuu u dhexeeyaa diraacda (jiilaal) iyo xagaaga, waana xilli roob. 2. 12- bilood; sano.
m.dh
Qeexid: Baxaalli; dabci.
Qeexid Xigta: Caro, xanaaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Asaas; gaw; sal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: gu'rin m.l.kh Neef dheddig oo gu'ga uurowday.
Qeexid: gu'soore m.l ld gusoore.
Qeexid: gu'yaal jire m.l (-rayaal, m.l/dh) Dhir jiri karta ama noolaan karta sannada badan oo dhali karta ama aan dhalin sannadka hore.
m.f.dh
Qeexid: eeg gudo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gubo. ld gubad (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (kiim.) Falgal kimikaad ee walaxi si dhakhso ah ula falgasho ogsijiin, maxsuulkuna noqdo kul iyo ileys. Falgallada noocaani, badanaaba waa silsiladda falgallada xidiidshaha xorta ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gurad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof ka caraysiin.
Qeexid Xigta: Qof guubaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]