Qeexid
"Gujo ku dhufasho (candho xoolaad). ld guji."
[-eeyay, -eysay]
guje eyay
guje ysay
f.g2"Gujo ku dhufasho (candho xoolaad). ld guji."
Wadaag:
Neef caano yar, caano ka raadsasho.
Candho maran caano ka raadsasho
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Gacanta oo duuban oo xoog loogu dhufto candho neef irmaan si loo maalo.
m.dh
Wadaag:
Hal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxid.
f.g2
-jeeyay, -jeysay
Wadaag:
Cid wax ku mudmudid si looga xanaajiyo.
Meel duleesha wax ku gufayn.
Cid hadal ay kahsanayso ku dhihid.
f.g2
-jeeyay, -jaysay
Wadaag:
Cid xujo ku xirid.
Cid eedeyn.
f.g2
-jeeyay, -jeysay
Wadaag:
Cid gunno siin.
Caano sanka u saarid sac aan godlanayn oo la doonayo in la liso.
f.g2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
Habeen socosho. ld guureggal2.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Ilmo yar niyadda laga dilay ahaansho.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag: