Qeexid
Neef caano yar, caano ka raadsasho.
Qeexid Xigta
Candho maran caano ka raadsasho
[-stay, -satay]
f.mg3Neef caano yar, caano ka raadsasho.
Candho maran caano ka raadsasho
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld gujeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Guro awr hoosin u yeelasho. ld gujeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gujeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gujee. ld gujeys, gujin, gujis (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gujeyso. ld gujeysad, gujeysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid addoonsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Lib helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: Gujo ku dhufasho (candho xoolaad). ld guji.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax meel ku sugan meel kale dhigasho.
Qeexid Xigta: Cid wax gaarsiin.
Qeexid Kale: Cid waxtarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Meel daloosha guf ku cufaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax kaltan ku qaybsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: La x.: cid arrin kala doodid.
Qeexid Xigta: Dan dhammaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gacanta oo duuban oo xoog loogu dhufto candho neef irmaan si loo maalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld gujee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]