Qeexid
"eeg gulaalan. ld gulaalnaansho."
"eeg gulaalan. ld gulaalnaansho."
Wadaag:
Geedgaab caleemo dhanaan, daranta la bah ah, oo geelu daaqo.
Neef ama qof hagaas noqday oo korriimadii ka xumaatay.
m.l
Wadaag:
Qodax, nabar iwm neef geel ah addin ka iimayn.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
G. ah: awr aan doobbada soo ridi karin; gorayciil; doobbogoray.
G. ah: nin aan codkar ahayn.
ld gulaalid.
m.l
Wadaag:
Wax doobbo ka soo dhici weyday ahaansho (awr).
Wax iin lug ku leh ahaansho (neef geel).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax doobbo ka soo dhici weyday noqosho (awr).
Wax iin lug ku leh noqosho (neef geel).
f.mg1
Wadaag: