Qeexid
"Geedgaab caleemo dhanaan, daranta la bah ah, oo geelu daaqo."
Qeexid Xigta
Neef ama qof hagaas noqday oo korriimadii ka xumaatay.
"Geedgaab caleemo dhanaan, daranta la bah ah, oo geelu daaqo."
Neef ama qof hagaas noqday oo korriimadii ka xumaatay.
Wadaag:
G. ah: awr aan doobbada soo ridi karin; gorayciil; doobbogoray.
G. ah: nin aan codkar ahayn.
ld gulaalid.
m.l
Wadaag:
Qodax, nabar iwm neef geel ah addin ka iimayn.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax doobbo ka soo dhici weyday ahaansho (awr).
Wax iin lug ku leh ahaansho (neef geel).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax doobbo ka soo dhici weyday noqosho (awr).
Wax iin lug ku leh noqosho (neef geel).
f.mg1
Wadaag:
/dh Hul dheer oon salkiisu muuqan, bahalladuna galaan.
m.l
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lagu cabsiiyo.
Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wiil ku sawiranyahay oo u dhexeeya raanida iyo tobonlaha.
m.l
Wadaag:
Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa.
Qiiq si xoog leh isu qabsaday. ld guuleeto.
m.dh
Wadaag:
Wax xooggan oo adkaysi leh.
Geel aan irmaanayn.
G. ah: wax aad u badan.
m.l
Wadaag: