Qeexid
"Awr qoor ah doobbo soo ridid bilaabid."
Qeexid Xigta
Qof codkar ah noqosho.
[-saday, -satay]
gulguladillaacs aday
gulguladillaacs atay
f.mg3"Awr qoor ah doobbo soo ridid bilaabid."
Qof codkar ah noqosho.
Wadaag:
eeg gulgula dillaacso. ld gulguladillaacsad.
m.f.dh
Wadaag:
Mukalaal iwm oo dhashay indhafurasho.
Ilbixid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Xuub ka sare iska siibid.
Qaabka sare beddelid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Heerkii ay ku duuli lahayd gaarid (shinbir).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Duleelka beejada weynaan.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, wax kale ka dillaacsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: