Qeexid
Xubinta awrku ka doobbiyo; doobbo.
Xubinta awrku ka doobbiyo; doobbo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Gulgulo soo ridid (awr).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg gulguloo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda.
Qeexid Xigta: Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo.
Qeexid Kale: ld gulfid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Rogrogmadka isha guruxeeda.
Qeexid Xigta: Meel laabato ah; guho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Koox yar oo fardooley ah dagaal aadid.
Qeexid Xigta: Orod aan xawli ahayn waqti coolad iyo dhiillo jirto samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ciidan dagaal gelin.
Qeexid Xigta: Orod aan xawli lahayn ordid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Awr qoor ah doobbo soo ridid bilaabid.
Qeexid Xigta: Qof codkar ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gulguladillaac sasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gulgula dillaacso. ld gulguladillaacsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]