Qeexid
"Hoos u qaadidda gabay ama hees, hoos loo qaado."
Qeexid Xigta
ld guluulucid.
"Hoos u qaadidda gabay ama hees, hoos loo qaado."
ld guluulucid.
Wadaag:
Hees ama gabay hoos u qaadid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shay xalleefsan oo sida badan dharka la xirto dacal looga tolo suu isugu xiro laba daraf; badhan. ld galuus.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) Aalad yar, kuusan, if bixisa oo tooshashka iyo korontooyinka lagu xiro.
m.l
Wadaag:
Isha guruxeeda rogrogmasho.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda.
Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo.
ld gulfid.
m.l
Wadaag:
Koox yar oo fardooley ah dagaal aadid.
Orod aan xawli ahayn waqti coolad iyo dhiillo jirto samayn.
f.mg1
Wadaag:
Shuruudda lagu xidho haweenay haddii ay rabto in la furo.
m.l
Wadaag:
gulukows burburin m.dh (baay.) Falgallo bayokiimikeed oo taxane ah, oo guluukowsta loo jejebiyo bayruufeyt iyada oo loo sii daynayo tamar loo isticmaali karo qaabka ATP.
Wadaag:
(kiim.) Sonkor badankeeda laga helo dhirta iyo xaywaanka. G.tu waa il ay tamar badan ka helaan noolayaashu. Sonkorta xilliga neefsashada waxa ku dhaca ogsidhayn taas oo soo saarta kaarboon laba ogsaydh leh, biyo iyo tamar. Dhirtu waxay ku heshaa g.ta habka footoosintasiska, waxaanay u keydsantaa istaarj ahaan, xayawaankana waxay uga timaadaa dheefshiidka ku dhaca dhaysakaraydhyada iyo boolosakraydh-yada, waxaanay u keydsantaa staarj xayawaan ahaan.
m.dh
Wadaag:
gulukows burburin m.dh (baay.) Falgallo bayokiimikeed oo taxane ah, oo guluukowsta loo jejebiyo bayruufeyt iyada oo loo sii daynayo tamar loo isticmaali karo qaabka ATP.
Wadaag:
Qaab gaaban oo kankoonsan leh; kuusan; lucuuman.
Daruur cufan oo biyo sidda ama da'aysa.
ld gulungulceyn. ld dulundulco.
m.dh
Wadaag:
Biyo, mas iwm si dulundulco ah u socosho. ld dulundulcee.
f.mg2
-ceeyay, -ceysay
Wadaag: