Qeexid
"Dameer dibadeed ku nool gobollada Nugaal iyo Sanaag."
"Dameer dibadeed ku nool gobollada Nugaal iyo Sanaag."
Wadaag:
(f.g) Aroos gelbin.
(f.g) Qoraal meel kala ku naqilid.
(f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid weyso u dhawrnayd ka jebin.
Xeer jirey baabbi'in.
Xeer jirey ku xad gudibid. ld burri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Nafley orodsiin si meel looga fogeeyo; eryid; cayrin.
(f.mg) Qof meel uu ku noolaa ama hawl ka hayey ka fogayn dhaliil awgeed.
(f.mg) U b.: cid sed dheeraad ah siin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: