Qeexid
"ld gamuux1."
"ld gamuux1."
Wadaag:
Cod weyn oo cunaha awr, goray iwm ka soo baxa.
Codka matoorrada.
Cudur geela cunaha ka barariya. 4. ld guuxid.
m.l
Wadaag:
G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur1, gumuux1, guxuun1.
m.l.kh
Wadaag:
Xabbad; rasaas.
Salka, fuuqa barta fargaddu ku dhacdo. ld gumac.
m.l
Wadaag: