Qeexid
"Qof dhimanaya quraan ku akhriyid."
Qeexid Xigta
Dood iwm dhammaystirid.
[-day, -dday]
gunaanad2 ay
gunaanad2 day
f.g1"Qof dhimanaya quraan ku akhriyid."
Dood iwm dhammaystirid.
Wadaag:
Wax la gunaanday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Yaasimin la'aanta uu la kulmo qof dhintay.
ld gunaanad- seegid.
m.l
Wadaag:
Qof dhintay, gunaanad waayid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Feeragashi aan gacmo lahayn oo shaati laga hoos qaato; garan.
Hu' jilicsan oo sida shaatiga u tolan oo kulaylaha la qaato.
Hu' culus oo kor laga qaato oo badi ahaan ka samaysan dhogor oo dhaxanta laga gashado.
m.dh
Wadaag:
Dhaawac wax hoos ka buka ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: