Qeexid
"(-ro, m.l) (juqr.) Qayb yar oo dhulka dushiisa ka mid ah oo ka kacsan waxyaabaha hareeraheeda ah, kana joog hoosaysa buur."
"(-ro, m.l) (juqr.) Qayb yar oo dhulka dushiisa ka mid ah oo ka kacsan waxyaabaha hareeraheeda ah, kana joog hoosaysa buur."
Wadaag:
(f.g) Geedo, timo iwm jarid.
(f.g) Wax meel yiil ka qaadid.
(f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin. 4. (f.g) Miro geed ku yaal ka goyn. 5. (f.g) War qof ka jiibin. 6. (f.mg) ld gur2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad tol yari lagu liido.
Dadweyne; tol.
Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduudan iyo caleemo yaryar oo geelu aad u jecelyahay.
m.l
Wadaag:
Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay.
Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho. ld guno.
m.dh
Wadaag:
Geedquwaax qodax iyo xabag leh oo ka mid ah dhirta dawada. ld gumre, gunray, gunro.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho.
(f.mg) Maro sabarka ku xirasho.
(f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.
f.g
-taday, -tatay
Wadaag:
Hilib jiir ah oo adag.
ld guduri. Nooc gorgorka ka mid ah oo leh qoor diiran iyo midab madow.
m.l
Wadaag:
Aqal Soomaaliga inta aan qoriga iyo rarada ahayn.
Awr hayin.
m.l.u
Wadaag: