Qeexid
"Wax la biirinayo ama la tarminayo inta ugu horreysa oo laga bilaabo; saldhig; raasamaal."
"Wax la biirinayo ama la tarminayo inta ugu horreysa oo laga bilaabo; saldhig; raasamaal."
Wadaag:
Wax la biirinayo ama la tarminayo intooda ugu horreysa asaasid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax la biirsanayo ama la taransanayo intii ugu horreysey billaabid.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Bir daab qori ah leh, afkana fantax ku leh oo wax lagu tolo.
m.l
Wadaag:
ld gundhis. Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kabaha iwm lagu tolo.
ld gundhin.
m.l
Wadaag:
Xarig, madax iwm si tartiib ah oo aan joogto ahayn u nuuxin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cayayaan, salka hoose ka gooya geedka digirta iyo qaraha.
m.l
Wadaag:
Bartamaha gaashaanka.
Xoogaa masaggo ah oo lagu reebo mooyaha marka wax lagu tumayo.
m.l
Wadaag:
Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado.
ld bandhigid, bandhig2 f.g1 () Alaab ganacsi ama faneed iwm meel fagaar ah dadweynaha ugu dhigid.
m.l
-gay, -gtay
Wadaag:
Quwadda dal u qaabbilsan in ay ka difaacdo cadowga dibadda.
ld gaashaandhigid.
m.l
Wadaag:
Koor hal carrab leh oo jalaqda ka weyn boodaantana ka yar oo geela loo xiro.
m.l
Wadaag:
G. ah: wadaan, jawaan iwm oo gudihiisa kor la mariyay.
m.l.kh
Wadaag:
Dad tol yari lagu liido.
Dadweyne; tol.
Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
m.dh
Wadaag: