Qeexid
"Ka g.: wax ka jibakeenid; ka salgaarid."
[-ray, -rtay]
gungaar2 ay
gungaar2 tay
f.mg1"Ka g.: wax ka jibakeenid; ka salgaarid."
Wadaag:
U g.: cid taakulayn. ld gergaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ugaar dilasho (qof). ld ugaarso.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dambas noqosho (dab).
Si ba'an u gubasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad tol yari lagu liido.
Dadweyne; tol.
Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
m.dh
Wadaag:
Oraho ama falal cid sameyso oo keeni kara iska hor imaad.
m.l
Wadaag: