Qeexid

"(-do, m.l) Weel yar oo caw, dun iwm ka samaysan oo leh midabyo badan iyo aabbur waxyaabaha udgoon oo la shito lagu rito."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gunnad oo kali ah:
  • Cusmaan ayaa iiga soo fasax qaatay M/Weyne xigeenka Xuseen Kulmiye Afrax oo doonay in uu wefdigiisa igu darsado lana baxo gunnada la I siin doono iyadoo la iga rabo inaan dhinaca Af-Ingiriisiga iyo habaynta socdaalkaba ka kaalmeeyo.
  • In ciidamada loo sameeyo derejooyin ay ku kala sareeyaan, isla markaana la kordhiyo gunnadda shaqaalaha u shaqeeya dawladda, taas oo wax weyn ka taraysa mooralka askarta iyo shaqaalahaba.