Qeexid
"Gun ahaansho."
"Gun ahaansho."
Wadaag:
Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay.
Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho. ld guno.
m.dh
Wadaag:
Cid gunno siin.
Caano sanka u saarid sac aan godlanayn oo la doonayo in la liso.
f.g2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
(-do, m.l) Weel yar oo caw, dun iwm ka samaysan oo leh midabyo badan iyo aabbur waxyaabaha udgoon oo la shito lagu rito.
m.dh
Wadaag:
Haweeney aan caqli iyo waxtar lahayn ahaansho.
Wax caato ah, aanna dhaleyn ahaansho (lax).
m.dh
Wadaag:
Dad tol yari lagu liido.
Dadweyne; tol.
Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
m.dh
Wadaag: