Qeexid
"G. ah: wadaan, jawaan iwm oo gudihiisa kor la mariyay."
"G. ah: wadaan, jawaan iwm oo gudihiisa kor la mariyay."
Wadaag:
Wadaan, jawaan, iwm gudihiisa kor soo marin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Geedquwaax qodax iyo xabag leh oo ka mid ah dhirta dawada. ld gumre, gunray, gunro.
m.l
Wadaag:
Dad tol yari lagu liido.
Dadweyne; tol.
Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
m.dh
Wadaag:
Wax la biirinayo ama la tarminayo inta ugu horreysa oo laga bilaabo; saldhig; raasamaal.
m.l
Wadaag: