Qeexid
"Wadaan, jawaan, iwm gudihiisa kor soo marin."
[-gay, -gtay]
gunrog2 ay
gunrog2 tay
f.g1"Wadaan, jawaan, iwm gudihiisa kor soo marin."
Wadaag:
G. ah: wadaan, jawaan iwm oo gudihiisa kor la mariyay.
m.l.kh
Wadaag:
Geedquwaax qodax iyo xabag leh oo ka mid ah dhirta dawada. ld gumre, gunray, gunro.
m.l
Wadaag:
Dad tol yari lagu liido.
Dadweyne; tol.
Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
m.dh
Wadaag:
Wax la biirinayo ama la tarminayo intooda ugu horreysa asaasid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax is haysta, wax ka jarid.
Ka g.: Qaan horay loo qabay xoog cid uga godid.
f.g
-gay, -gtay
Wadaag: